Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Nazreen Zallah
  • Apple Podcasts Logo Kenya
    Trophy icon 8

Magacaygu waa Nasreen Sallah; waxaan aad u daneeyaa arimaha ku saabsan wacyiga ruuxda, cilmiyada la xidhiidhka bulshada, Qaangaadhnimada maskaxda, wax ka barashada khibradaha nolosha, wax-yaalaha ku saabsan ibnu-aadamtinimada, walaalnimada, is jacaylka, daganaan-shiyaha, noolaan-shiyaha iyo nabad gudeedka.

podcastkan waxa aan idin kula wadaagi doonaa si qoto dheer qisooyinka noloshayda ee aan wax ka bartay iyo kuwa aan wax ka baran doono ee ogaalkiina wax ku dari doona. 

Waxa aan kaga hadli doonaa muhiimada ay leedahay in aynu noolaano xaqiiqadeena, in aynu aqbalno abuurkeena iyo in aynu baadi goobanno duwanaan-shiyaheena,  si aynu ugu noolaano nolol isku miisaaman, farxad leh, daganaanshiyo leh oo ilaahay raali ka yahay,  nafteenuna raali ku tahay. 

"Talo waliba waxay ka iman doontaa qalbigeyga".

Var kan man lyssna?

Apple Podcasts Logo Spotify Logo Podtail Logo Google Podcasts Logo RSS

Avsnitt

Frågor och svar

Hur många avsnitt finns det av Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah?

Det finns totalt 23 tillgängliga avsnitt av Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah.

Vad handlar Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah om?

Vi har kategoriserat Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah som:

  • Utbildning
  • Självhjälp

Var kan man lyssna på Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah?

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah går bland annat att lyssna på hos följande tjänster:

  • Spotify
  • Apple Podcasts
  • Podtail
  • Google Podcasts

När startade podcasten Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah?

Det första avsnittet av Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah som vi har släpptes 16 augusti 2023.

Vem gör podcasten Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah?

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah släpps och produceras av Nazreen Zallah.